Habeenka STEAM

Ku qoro Kalandarkaaga! Khamiis, 30ka Noofambar ayaa ah habeenka STEAM (Sayniska, Tiknoolajiyadda, injineernimada, Farshaxanka, iyo Xisaabta). Nagala soo qeybgal inta u dhexeysa 5:00 illaa 6:30 fiidnimo si aad ugu qebgesho hawlaha STEAM oo ay ka mid yihiin sida loo kala dhig dhigo kombiyuutarada hore iyo qalabka kale ee elektarooniga ah, tartanka gawaarida caaga LEGO, gantallada xoogan, mashruuca farshaxanka bulshada, iyo inka badan!

Laakiin taas oo Kaliyah ma'ahan! Sii jog 6:30 ilaa 7:00 fiidnimo saa u cunto Tamale una dhageeysato muusigo! Cuntadan waa midka ugu fiican ee aad heli kartid, waxaan ku cuni kartaa halkii oo waxay noqon $3, ama 2 badii $5. $1 dheeradka waxaan ku darsan kartaa faraays iyo liin! Cuntada waa mid xadidan, haddii ay dhamaato waa siday u dhamaatay. Dhamaan ardayda joogta cashada waa in qofweyn la socdaa. Dhammaan lacagta laga suubiyo habeenkaan ayaa aadi doonta Justice Page Maker's Space.